Fahad Yaasiin oo caawa kulan xasaasi ah la leh taliyeyaasha ciidamada

Guriga uu Agaasimihii hore ee NISA ka degan yahay Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa ka socda kulan xasaasi ah oo Fahad Yaasiin la leeyahay Taliyeyaal ka tirsan ciidamada sida Taliyaha Booliska DF, Booliska Gobolka Banaadir iyo Ku-simaha NISA ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo iyo xubno kale sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Ma cadda … Continue reading Fahad Yaasiin oo caawa kulan xasaasi ah la leh taliyeyaasha ciidamada